2x Ku Raaxayso Salaadda
2x Ku Raaxayso Salaadda
Couldn't load pickup availability
2x Ku Raaxayso Salaadda β FREE Ilaa Ciidda Kaliya!
Maalmahan barakaysan ee Dhul Hijjah, waxaan kuu hibeynaynaa 2x Ku Raaxayso Salaadda si ay kuu xoojiyaan xiriirkaaga Allah β adigoo bixinaya kaliya shipping-ka.
π€ Ku Raaxayso Salaadda
Baro sida Salaaddu uga noqon karto nasasho iyo macaaan qalbigaaga.
Hel khushuuc dhab ah oo Salaaddaada beddela.
Waxaad ka baran doontaa:
- Sida aad Salaadda u jeclaan lahayd.
- Sida aad khushuuc dhab ah u heli lahayd.
- Sida Salaaddu uga noqon karto degenaan iyo iftiin noloshaada.
- Sirta hal sujuud oo qalbi kasoo baxday.
π Hal xabo adiga qaado, midka kalena qof aad jeceshahay hadiyad u sii.
β¨ Labadan buug waxay kaa caawinayaan inaad xoojiso iimaankaaga maalmahan kheyrka badan.
π FREE ilaa Ciidda kaliya β Just Pay Shipping.
β³ Ha seegin fursaddan barakaysan.
Share

Frequently asked Questions
Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)
Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 20ka bisha may. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.
Buuga yaa ii saxiixayo?
Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.
Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?
Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Online maka dalban kari maxaan sameyaa?
Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.
Halkee kala socon karaa dalabkeyga?
Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.
Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)
Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)
Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?
Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732
Books
-
Example product title
Regular price β¬0,00 EURRegular priceUnit price / perβ¬29,00 EURSale price β¬0,00 EUR -
Example product title
Regular price β¬0,00 EURRegular priceUnit price / perβ¬29,00 EURSale price β¬0,00 EUR -
Example product title
Regular price β¬0,00 EURRegular priceUnit price / perβ¬29,00 EURSale price β¬0,00 EUR -
Example product title
Regular price β¬0,00 EURRegular priceUnit price / perβ¬29,00 EURSale price β¬0,00 EUR