Skip to product information
1 of 3

Ku Raaxayso Salaadda

Ku Raaxayso Salaadda

Regular price $0.00 USD
Sale price $0.00 USD
Sale Sold out
Language version
Maxay tahay sababta dadka qaar ay salaadda ugu raaxaystaan, dad kalena ay ugu tahay culays? Sidee ayaad u heli kartaa macaanka iyo khushuuca Salaadda? Buuggan wuxuu kuu tilmaamayaa tallaabooyin fudud oo aad Salaadda ku jeclaan karto, kuna joogteyn karto.

Baro sirta ku jirta hal sujuud oo qalbiga ka timid taas oo awood u leh inay beddesho noloshaada oo dhan.
View full details

Frequently asked Questions

Goormee la ii soo dirayaa buuga aan dalbaday? (Pre-order)

Dirista buuggaagta Pre-order oo saxiixan waxay bilaaban doonaan laga bilaabo 20ka bisha may. Marka laguu soo diro buuga waxaa kuusoo dhici doono emailkaaga link track-and-trace aad kala soco karto postada halka uu marayo ilaa uu kaaaga yimaado adreskaaga.

Buuga yaa ii saxiixayo?

Waxaa kuu saxiixayo qoraaga buuga Abubakar Mohammed ama Omar Mohammed. Saxiixa wuxuu soconaa kaliya maalmahan.

Paymentiga (lacag bixinta) ma ii shaqeynaayo?

Hadii uu kuu shaqeyn waayo lacag bixinta fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Online maka dalban kari maxaan sameyaa?

Hadii aadan ka dalban karin online-ka aad u baahantahay caawitaan fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka +316 20373732 waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino.

Halkee kala socon karaa dalabkeyga?

Marka aan soo dirno dalabkaaga, waxaad heleysaa email Link Track and trace aad kala socon kartid dalabkaaga, waxaana kusoo direynaa postada laga isticmaalo wadanka aad joogto.

Ma celin karaa dalabkeyga? (cancellation & refund)

Dalabkaaga inta aanan la dirin kahor waad kansali kartaa (cancellation), haddaad nagala soo xiriirtid whatsappka number: +316 20373732 lakin haddii mar lasoo diro lama kansali karo mana la soo celin karo. (refund)

Su'aashaydu halkan kuma qorna. Maxaa sameyee?

Waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino fadlan nagala soo xiriir WhatsAppka: +316 20373732